Hassan Sheikh Mohamud
  • Bogga Hore
  • Ku Saabsan
  • Wax Qabad
  • Higsi Cusub
  • Bandhigga
    • Khudbado
    • Sawirro
    • Muuqaallo
  • Talo Muwaadin
  • Nala Soo Xariir

Soomaali Heshiis Ah
Dunidana Heshiis La Ah

IGU SAABSAN

Kulan & Isbarasho

WAX QABAD

Hilaaddii 2012-2016

Qorshe & Ujeeddo

Barnaamij Siyaasadeed

Khudabado

Hadal Jeedinno

HADAF & HIRAAL

Waxaan higsanayaa dal nabad ah oo ku dhisan dimoqraadiyad iyo siyaasad deggan, heshiis bulsho iyo iyo horumar waara.
Hadafku waa dibu dhis qaran iyo dowladnimo taabba gasha oo dabooli karta baahiyaha aasaasiga ah ee muwaadinka isla markaana karaamo iyo muuqaal ku dhex leh fagaarayaasha caalamka.
BARNAAMIJKA SIYAASADEED

HAN & HIGSI CUSUB

DHISID DAWLAD
LA WADA LEEYAHAY
SAMMEYNTA HESHIIS
BULSHADA MIDEEYA
DHISIDDA
DHAQAALE FURAN

Waa Kuma Xasan Sheekh?

In April 2013, Hassan Sheikh Mohamud was named in the Time 100, TIME magazine’s annual list of the 100 most influential people in the world. His efforts at advancing national reconciliation, anti-corruption measures, and socio-economic and security sector reforms in Somalia were the reasons for the selection.

Read More
News & Updates

War & Wacaal

Waxaan kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka Danjire Larry E. André. Waxaan isla soo qaadnay arrimaha doorashooyinka & muhiimmadda taageerada Mareykanka ee soo kabashada Soomaaliya. Waxaan uga mahadceliyay garab istaagga […]
La Kulanka Safiirka Dowladda Mareykanka Danjire Larry E. André
April 24, 2022
Read More
Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan xildhibaanada Dooran Ee Maanta maray Dhaartii Dastuuriga ahayd. Waxaa inoo rajeynayaa inaan Ugu adeegno Dalkeenna sida ugu Wanaagsan. Waa inaan kawada shaqaynaa dhamaystirka geediga Doorashada Ee […]
Hambalyo Dhammaan xildhibaanada Dooran Ee maray Dhaartii Dastuuriga ahayd
April 24, 2022
Read More
Waxaan bogaadinayaa Dowlad Goboleedka Jubaland in ay soo gebagebeyso doorashada 16-kii kursi ee harsanaa taas oo ka dhacday degmada Ceelwaaq. Tani waxa ay u suurtagelineysaa Xildhibaanada cusub ee la doortay […]
Bogaadin Dhameystirka Doorashada 16-kii kursi Ee Jubaland
April 24, 2022
Read More
MORE NEWS

Hassan Sheikh for President,
Waddada Airport, Muqdisho, Soomaaliya

E-mail: info@hassansheikh.so

Boggag Xul Ah
  • Ku Saabsan
  • Higsi Cusub
  • Talo Nagu Biiri
  • Muuqaallo
  • Sawirro
  • Nala Soo Xariir
Ku Xirnow Baraha Bulshada
SOOMAALI HESHIIS AH, DUNIDANA HESHIIS LA AH

Copyright © 2022 Hassan Sheikh for President.
All Rights Reserved.